Make your own free website on Tripod.com
hosted by tripod
E-mail this page to a friend Tell me when this page is updated
Samafale.org
 


Samafale.orge - French News - English - Nederlands News - Informatio - Contact - Photo Galerie 

Cabdulahi Yusuf oo dowlad Sameystay





Copyright © 2001 Samafale.org.

 
.



Wararkii Ugu dambeeyey ee Garoowe!

Waxaa indhawaale ka socdey siraac iyo hardan siyaasadeed oo aad u xeel dheer oo ay isku hayeen Isimmada iyo C/laahi Yuusuf oo wali sheeganaya in uu yahay madaxweynaha Puntland.

Akhri 21/07/2001

Faahfaahin Shirka Isimada Garoowe 18 Jul 2001 at 23:23 Maalintii Arbacada oo bishu ahayd 19ka julaay Akhri 21/07/2001

Beelihii Ku Diriray Suuqbacaad oo Heshiis Dhex Maray 19 Jul 2001 at Akhri 21/07/2001

Warqad furan oo ku socoto dhamaan dadka reer banaadir meel kasta oo ay jogaan July 19 2001 at 2:45 PM
Akhri 21/07/2001

Puntland Elders Meet to Resolve Extension Controversy Akhri 21/07/2001

Waraysi lala yeeshey sii hayaha xilka madaxweynaha puntland mudane yuusuf xaaji aadan
dastuurku wuxuu ku dhaqan galaa in dadweynaha loo bandhigo, afti la sameeyo ama in dadku doorto oo dastuur sameeyaan labadaas qaab ayaa qaanuunka dastuurka ah ogol yahay in lagu sameeyo dastuur cusub, labadii qaabna midnaba lama raacin, arrinta la sameeyeyna mid sharciga ka soo horjeeda weeye...
Akhri 14/07/2001

War murtiyeed cusub oo soo saarey musharaxa cusub ee puntland Eng. Axmed Mohamud Moalin

anigoo ah Eng. Axmed Mohamud Moalin(Waxarey) waxaan go,aansaday in aan ka mid noqdo musharixiinta ka qaybgalaya doorashada 2aad ee Madaxtinimada DGPL. Kadib markii aan daraasaad balaaran ku sameeyey qaladaadka maamuleed ee haatan ka jira Puntland. Taas oo ay aasaas u tahay ka maqnaanshaha ay aqoonyahanadu aysan ka qaybgalin maamulka xilalkiisa muhiimka ah.
Akhri 14/07/2001<

General Assembly debates Annan's proposals for preventing conflicts
12 July – The General Assembly today debated a set of far-reaching measures aimed at preventing the outbreak of violent conflict that were put forward in a recent report by Secretary-General Kofi Annan.
Akhri 12/07/2001<

Ninkii Diley Ugaas Maxamed Ugaas Faarax Ugaas Cabdulle oo CaabuqWaaq Laguqisaasay
Akhri 12/07/2001

Dagaal culus oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho
Akhri 12/07/2001

KUNKII QOF OO KA MID AH DUMARKA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DANMARK 31 QOF AYAA DALBADA IN ILMAHA LAGA SOO XAAQO!
Akhri 12/07/2001

Waraysi: Mudane Jamac Cali Jamac, qaybtii labaad

Jaamac Cali Jaamac, " kuwa hadda hogaanka u haya oo doonaya ineey dadka jujuubaan oo ay marin habaabiyaan iyagana waxaan ugu baaqaynaa ineey ummadii ay baraarugtay, ayan doonayn habayaraatee in danahoodii dad gaar ah ay qunsadaan, waxay doonayaan diyaarna u yihiin in Hilbaha dhulka la dhigo la isugu yimaado, la qaybsado, si wanaagsana ciddii ay dadku u garato xilkoodii ay u dhiibtaan".
Akhri 11/07/2001 Dhagayso 11/07/2001

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland oo la weeraray
Akhri 09/07/2001

Wareeys: Dr. Yuusuf Xaaji Nuur ku simaha Xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland
Isniin, July 9, 2001 Akhri

Dekedda Boosaaso oo qarka u saaran in gebi ahaanba ay xiranto.
Akhri 09/07/2001

Jamhuuriyadda Soomaaliya...
Oo Laga Dhaafay labo bilyan oo Dooalar oo aay ku lahaayeen Dalalka Sacuudiga,Fransiiska iyo Mareeykanka.
Akhri 06/07/2001

Taliyaha Waaxda Canshuurha Mr Cusmaan Salaad...
Oo Diiday Amarkii madaxweeynahaPuntland uu Xilka uga qaadayey
Akhri 06/07/2001

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE GAROOWE:
Max'ed X. Aadan "Aniga iyo C/llaahi Yuusuf waxaa Garoowe u haraya ciddii degen, igamana saarikaro".
Akhri 06/07/2001

Safaaradda Soomaalida ee Kuwait...
Oo ugu Baaqday Soomaalida in ay ka Qaybqaataan Dib u Dhiska Dalkooda Hooyo Safaarada Soomaalida ee Kuwait
Akhri 06/07/2001

Wafdi Katirsan Dawladda KMG ah oo Shalay u Ambabaxay Lusaaka 05 Jul 2001 at 15:48
Wafdi uu hogaaminayo wasiiru dawlaha arrimaha dibadda Burci Maxamed Xamza ayaa shalay ka dhoofay magaalada Muqdisho, si ay uga qayb galaan shirka golaha wasiirada ee Ururka Midowga Afrika oo lagu qabanayo magaalada Lusaaka ee dalka Zaambiya.
Akhri 06/07/2001

Yuusuf Xaaji Aadan oo loo dhaariyay madaxweynimada Puntaland...
Garoowe, (Apress)- Khamiis, July 05, 2001
Akhri 06/07/2001

“Mar walba waxaanu qaadaynaa talaabo Axdiga waafaqsan”
Qaybii labaad 3/07/2001 Waraysi lala yeeshay Musharaxa Puntland Mudane Jaamc Cali Jaamac.
Garoowe 30/06/2001 Akhri

ARAGTIDA JAALIYADDA ATLANTA EE XAALADDA PUNTLAND Annagoo ah dadka hoos ku saxiixan, oo matalaya badiba jaalliyadda ku abtirsata Dhulka Bunt Akhri 3/07/2001

Puntland ex-regional government of Abdulahi Yusuf places armed forces on alert
BBC Monitoring Service - United Kingdom; Jun 29, 2001

Text of report by Somali HornAfrik Online text web site on 29 June Reports from the northeastern regions say the Puntland regional government has placed its armed forces on alert. The moves come in the wake of reported unease in the region following the decision by clan chiefs to extend the term of the Puntland regional government, which was to end on 30 June, by one more year. Politicians opposed to Abdullahi Yusuf reportedly left the region yesterday. Meanwhile, heavily-armed Puntland forces were seen taking positions on major roads.

Baarlamanka KMG Oo Taageeray Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Puntland
June 28, 2001. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

Akhri 26/06/2001

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Puntland oo soo saaray Go'aan
Garoowe,27/06/01 Ka dib markii aan ka baaraan degay Axdiga ku meel gaarka ah ee DGPL, oo jidaynaya in Dawladda Puntland tahay dawlad ku dhisan Sharci (State of law)
Akhri 26/06/2001

Somalia: Bomb destroys newspaper offices
BBC Monitoring Service - United Kingdom; Jun 25, 2001

Akhri halkan

Dictatorship Prevails in Puntland State of Somalia
It is reported in Gorrowe City that the authority of Puntland State (north-east region) has developed a list of individual names who are supposed to be assassinated, killed, arrested or intimidated soon if the Puntland authority does not get the extension of mandate to govern the five regions of the Puntland State.
Akhri