History/Background | Photo Album | Instructions Page | Tips and Troubleshooting | Related Links | Contact Me
Samafale Home

Welcome To samafale!

Samafale waa urur soomaali ah oo ka shaqeeya waxqabashada dhibaatooyinka la soo gudboonaada dadka soomaalida ah ee wadanka Belgium ku nool, gaar ahaan waxaan muhiimada koowaad siinaa dadka qaxootiga ah ee wadankan ku cusub. Samafale waxaa uu ka qaybqaataa xalinta dhibaatooyinka dadka gaar ahaan dhibaatooyinka la xiriira xaga waxbarashada, xaga shaqada iyo xaga la noolaashada bulshada.

Waxaa ururkan ka qayb qaadankara qofkasta oo soomaali ah, waxaana ku soo dhoweynaynaa gacmo furan wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaa samafale webmaster. E-mailka waa:m_guuleed@hotmail.com.

Isku qor Buuga martida.

Click to receive email
when this page is updated
Powered by NetMind

Cat in needlepoint; Actual size=180 pixels wide

Masaajidka Cabdilcasiis